INFO:
Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagu dilay ku dhawaad 20 Maleyshiyaadka Khawaarijta ah ka dib howgal...
Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagu dilay ku dhawaad 20 Maleyshiyaadka Khawaarijta ah ka dib howgal xalay ciidanku sameeyeen.